[DEG DEG:-] Gaadhigii Badhasaabka Badhan Ee Somaliland Oo Puntland Qabsatay Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

0
Tuesday 20th August 2019 14:39:07 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 667
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG:-] Gaadhigii Badhasaabka Badhan Ee Somaliland Oo Puntland Qabsatay Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

    DEG DEG:- Gaadhigii Badhasaabka Badhan Ee Somaliland Oo Puntland Qabsatay Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DEG DEG:- Gaadhigii Badhasaabka Badhan Ee Somaliland Oo Puntland Qabsatay Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay










Hadaaftimo (Karin News):- Laba Askari oo ka kala tirsan ciidamada Somaliland iyo Puntland ayaa ku geeryooday dagaal goordhaweyd ka dhacay gudaha magaalada Hadaaftimo ee gobolka Sanaag.

Dagaalka ayaa bilowday kadib markii uu saaka Hadaaftimo yimi Badhasaabka Somaliland ee Badhan Maxmauud Xaamud.

Puntland ayaa qabsatay baabuurkii Badhasaabka Badhan ee Somliland, Maxamuud Xaamud kadib dagaal goordhaweyd ciidamada Badhasaabka iyo kuwa Guddoomiyaha Sanaag ku dhexmaray magaalada Hadaaftimo .

 

 

Karin News kala soco wararka xiga warkan

 






Loading...
LATEST NEWS