[DEG DEG:-] Dhimashadii Dagaalka Somaliland Iyo Puntland Oo Korodhay + Wararkii Dagaalka Ugu Dambeeyay

0
Tuesday 20th August 2019 16:15:23 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 1766
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG:-] Dhimashadii Dagaalka Somaliland Iyo Puntland Oo Korodhay + Wararkii Dagaalka Ugu Dambeeyay

    DEG DEG:- Dhimashadii Dagaalka Somaliland Iyo Puntland Oo Korodhay + Wararkii Dagaalka Ugu Dambeeyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DEG DEG:- Dhimashadii Dagaalka Somaliland Iyo Puntland Oo Korodhay + Wararkii Dagaalka Ugu Dambeeyay










Hadaaftimo (Karin News):- ugu yaraan 5 askari oo somaliland ah ayaa ku geeriyooday dagaal halkaaasi ku dbex maray ciidamo puntland ah oo wata tikniko 12 gaadhi iyo ciidamada somaliland.

Dagaalkan ayaa ka dhashay ka dib markii ay puntland u diiday inuu hadaaftimo soo gallo badhosaabka cusub ee badhan mudane Maxamuud Xaamud Cumar.

Dhinaca puntland waxa la sheegayaa in dhimashadu tahay 3 qof midi sarkaal yahay

Badhosaabka ayaa wakhtigan ku sugan gudaha magaalada hadaaftimo.

Gaadiid uu ku jiro gaadhigii badhosaabka ayaa khasaare soo gaadhay.

Sidaas waxa ii xaqiijiyey dad ka agdhaw badhosaabka

 

Image may contain: sky, outdoor and nature





Wariye Gurey Maydhax

Karin News Kala Soco Wararka Ku Saabsan Xaaladdan

 

Loading...
LATEST NEWS