[DEG DEG:-] Mudaharaad Ka Socda Magaalada Laascanood, Bandow Lagu Soo Rogay & Xaalada Oo Kacsan.

0
Tuesday 20th August 2019 21:38:45 in Wararkii Maanta by Xafiiska Burco
  • Visits: 953
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG:-] Mudaharaad Ka Socda Magaalada Laascanood, Bandow Lagu Soo Rogay & Xaalada Oo Kacsan.

    Mudaharaad Ka Socda Magaalada Laascanood, Bandow Lagu Soo Rogay & Xaalada Oo Kacsan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mudaharaad Ka Socda Magaalada Laascanood, Bandow Lagu Soo Rogay & Xaalada Oo Kacsan.


Burco(Karin News)- Mudaharaad ayaa lagu soo waramayaa inuu caawa ka socdo magaalada laascanood ee xarunta gobolka sool.


Dadka mudaharaadkan dhigaaya ayaa ka gadooday dil maalmo ka hor ka dhacay magaalada laascanood.



Waxaana dadku ay taayiro ku gubayaan laamiga dhexmara magaalada, ciidamada booliska ayaa iyaguna rasaas ku kala eryaya dadka mudaharaadkan wada


Cabdiraxmaan Olal oo ah Weriye ku sugan magaalada laascanood oo aan la xidhiidhay ayaa ii sheegay in sidoo kale magaalada Bandow caawa lagu soo rogay.


Loading...
LATEST NEWS