Somaliland Xagay U Socotaa?

0
Monday 2nd September 2019 08:34:29 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Burco
  • Visits: 142
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Xagay U Socotaa?

    Asc dhamaan ummada reer somaliland meel kasta oo aad ka joogtan addunyada alle waxaan idinka baryayaa in sannadkan sannadkiisa inagu gaadhsiyo barwaaqo iyo badhaadhe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asc dhamaan ummada reer somaliland meel kasta oo aad ka joogtan addunyada alle waxaan idinka baryayaa in sannadkan sannadkiisa inagu gaadhsiyo barwaaqo iyo badhaadhe

 

 
Waxaan aad ugu mahad celinayaa dhamaan shaqaalaha shabakada caalamiga ah ee hadhwanaagnews siday ugu helantahay inay bulshada u soo gudbiso xalada guud ee dalkaHaddan u galo nuxurka maqaalkayga somalilland xagay u socota?
 
sidaynu wada ogsonahay xukumad somaliland ee maanta dalka hogaamisa kama muquto fagarayaasha caalamka ee aynu ku bandhigii jirnay qadiyadeen waxana ku dhacay hoos u dhac aad u weyn taasi oo ay sababta in ay fadhiid noqoto wasaradii arrimaha dibada
 


 

 

 
Haddaynu dib u celino xasuusta dhawr sanno ka hore waxaynu ahayn dad meel kasta la taag iibinta qadiyadiisa oo aan la gaban balse hadda waxa ka muqata fashiil diblomasiyadeed oo sababtay in aanu ka muqan weyno fagaryaashi aynu ka muqan jirnay taasi oo ina dhaxal siin karta in aynu ka muqurano fagaryaasha caalamka ee aynu hadda salaanka ka sii laadlaadno

somaliland waxay ahayd dal aan aqoonsi haysan haddan samayn diblomasiyadeed ku dhex leh saxiibada caalamka taasi oo ay ka xumaan jirtay dawlada fadaraalka oo markay aragto siday caalamku ula shaqaynayo ku noqon jirtay naxdin iyo walaac laxaad leh
 

 
balse hadda waxa fagarayaasha caalamka ku kaliyaystay xukumad somaliya taasi oo kaligeed ku dhex botarisa
 

 
Guntii iyo gunanadkii waxaan ka codsanya dhamaan aqoonyanaka reer somaliland ee aqoonta dublamasiyadeed leh inay ka shaqeeyaan sidii ay somaliland ugu soo noqon lahay fagaryaasha caalamiga ah ee ay ku iibin jirtay qadiyad dadkeed iyo dalkeed xisbiyadunu waa inay arrinkaas kala shaqeeyaan xukumada
 

 

 

 

 
Alle mahad leh
 
Number: 0634872619/ 0659191386
 

 
Maxamed Cabdilaahi Xuseen(Baradho)
 

 
Arday jamacdeed


 

FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS