'' Somaliland Soo Dhawayn Cuni Mayso ''.

0
Sunday 8th September 2019 07:55:02 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Burco
  • Visits: 186
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' Somaliland Soo Dhawayn Cuni Mayso ''.

    Sheekaba sheeko ayay keentaaye , waxa la yidhi Madaxwaynihii horre ee Masar Jamaal Cabdi Naasir , ayaa mar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekaba sheeko ayay keentaaye , waxa la yidhi Madaxwaynihii horre ee Masar Jamaal Cabdi Naasir , ayaa mar
uu booqasho ku tagay Moosko ayuu aad uga cawday Madaxwaynihi Midowga Soofiyeeti , Leonid Brezhnev , dabeeto Brezhnev wuxuu ugu laab qaboojiyay Naasir Maadaama ay Masar qaadatay nidaamka Shuucigga in ay dhibaatadda ka baxayso , dabeeto Naasir wuxuu kalmadaa kaga jawaabay odhaahdan taarkiikhiga noqotay ee ah '' Masar shuuciyad cuni mayso ''.
 

Imika waa halkaase , waftiga Dhankaa iyo Djabouti kasoo guryo noqday ee warkoodu inoogu daray meeqaam aad u sareeya ayaa nalagu soo dhaweeyey , waxaynu leenahay , adeerayaal waa halkii Jamaal Cabdi naasire , Somaliland soo dhawayn cuni maysee , maxaa wax la taaban karro inoosoo qabsoomay .

W/Q: Ahmed Nour Guruje


FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS