Jihada Salaada Masaajidyada Somaliland Waa Khalad Qore Khadar Ibrahim

0
Wednesday 11th September 2019 08:38:59 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Burco
  • Visits: 166
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jihada Salaada Masaajidyada Somaliland Waa Khalad Qore Khadar Ibrahim

    Jihada Salaada Masaajidyada Somaliland Waa Khalad Qore Khadar Ibrahim

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jihada Salaada Masaajidyada Somaliland Waa Khalad Qore Khadar Ibrahim

Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato.

Waxaanjeclada in la wadaago bulshoweyntasoomaaliyeed arintan aad u muhiimsan,, waana salaada.

Salaadu waa rukun k mid ah arkaanta islaamka ,hadii khal khal galona waa halis, in mudo ah waxaan baadheyay masaajidyada Somalilandkhaasatan hargeysa hadii qiblada ay saxsan tahay, waxaana arkay in ay khaladan yihiin qaabka lagu qiyaasay qiblada makka...badankood waxay ku qiyaasan waqooyie , ta saxda ah waa waqooyie galbeedoo qofku in u leexdo dhinaca galbeed wax yar,, taasna waxa cadeynasa GPRSqiblada soo saara oo aad kazoo download gariin karto mobilkaaga .

Arintan ma sahlana waxaana jeclaaday in imamyada masaajid yada ay salaadooda saxaana oo ay qiblada GPRS ku arkaan kadibna safafka saxaan xaga qiblada saxsan.

Hadii arintan la dhel dhelsado ogow salaadaadu waa ka kac ,dad jiho khaldan ku tukada salaadoodu waa baadil weeye sida ay culamadu islaamku yidhahdayn.

Masaajid yada hargeysa sida Cali mataan, masjid jaamaca, iyo kuwa kale qibladoodu waa khalad.

Waa iga waano in bulshoweynta Somaliland iyo soomaaliyeed ba in ay masaajidyadooda saxaan oo salaadoodu ay khalad galin.

Qore khadar Ibrahim

[email protected]



FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS