Amb Baashe Oo Ka Hadlay Kulankii Wasiirka Dawladda Kenya Uu Kula Yeeshay Nairobi

0
Wednesday 11th September 2019 11:10:54 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 399
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Amb Baashe Oo Ka Hadlay Kulankii Wasiirka Dawladda Kenya Uu Kula Yeeshay Nairobi

    Amb Baashe Oo Ka Hadlay Kulankii Wasiirka Dawladda Kenya Uu Kula Yeeshay Nairobi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Amb Baashe Oo Ka Hadlay Kulankii Wasiirka Dawladda Kenya Uu Kula Yeeshay Nairobi





Kenya (Karin News):- Wasiirka Macdanta iyo Shidaalka waddanka Kenya John Munyes, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka Somaliland u fadhiya Kenya Baashe Cawil Cumar. Waxa ay ka wadahadleen qodista Shidaalka, Gaasta iyo sidii laysaga kaashan lahaa. 






 Wakiilka Somaliland ee Kenya ayaa sheegay in Kenya casuuntay wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland. Amb baashe oo kulanka ka hadlay ayaa yidhi 


"Farxad weyn ayay ii ahayd in uu xafiiskiisa igu qaabilo Wasiirka Macdanta iyo Shidaalka waddanka Kenya John Munyes, waxaanan ka wada hadalnay arrimo ay ugu muhiimsanaayeen sidii labada dal ee Kenya iyo Somaliland iskaga kaashan lahaa Qodista Shidaalka Iyo Gaaska. Ugu dambayntii Dawladda Kenya waxay casuumad u fidisay Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta JSL."
Loading...
LATEST NEWS