[AKHRI] Wararkii U Dambeeyay Ee Safarka Madaxweyne Biixi Ee Gobolada Galbeedka

0
Wednesday 11th September 2019 11:30:15 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 550
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [AKHRI] Wararkii U Dambeeyay Ee Safarka Madaxweyne Biixi Ee Gobolada Galbeedka

    [AKHRI] Wararkii U Dambeeyay Ee Safarka Madaxweyne Biixi Ee Gobolada Galbeedka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[AKHRI] Wararkii U Dambeeyay Ee Safarka Madaxweyne Biixi Ee Gobolada Galbeedka





Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka safar ugu baxay gobolada galbeedka Somaliland gaar ahaan gobolka Awdal oo uu kaga qayb galayo qalin-jabinta ardayda saaka ka baxaysa jaamacadda ugu facawayn Somaliland ee Camuud.

Image may contain: 4 people, people standing and suit


Madaxweyne Biixi intii uu safarka ku jiray waxa si wayn loogu soo dhaweeyay gobolka Gabiley ilaa inta uu ka gaadhayay xadka uu la leeyahay gobolka Awdal.

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing and suit

Image may contain: car and outdoor

Image may contain: 3 people, people standing and suit
Loading...
LATEST NEWS