Madaxweynaha Maamulka Tigreega Dalka Itoobiya Oo 2 Qodob Oo Xaasaasi Ah Ka Hadlay Iyo SidII Itoobiya Uga Badbaadey Burbur Ka Daran Ka Soomaliya

0
Wednesday 11th September 2019 12:12:40 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 320
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Maamulka Tigreega Dalka Itoobiya Oo 2 Qodob Oo Xaasaasi Ah Ka Hadlay Iyo SidII Itoobiya Uga Badbaadey Burbur Ka Daran Ka Soomaliya

    Madaxweynaha Maamulka Tigreega Dalka Itoobiya Oo 2 Qodob Oo Xaasaasi Ah Ka Hadlay Iyo SidII Itoobiya Uga Badbaadey Burbur Ka Daran Ka Soomaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Maamulka Tigreega Dalka Itoobiya Oo 2 Qodob Oo Xaasaasi Ah Ka Hadlay Iyo SidII Itoobiya Uga Badbaadey Burbur Ka Daran Ka Soomaliya





Madaxweynaha deegaanka tigreega ayaa munaasabadda sanadka cusub awgeed shalay la hadlay warbaahin kala duwan
Waxa ugu muhiimsanaa labo qodob
1.Waxa uu sheegay in sanadkii dhamaaday ee 2018 uu ahaa mid culays badan lahaa culayskaas oo si gaar ah usii saarnaa deegaanka tigreega.

2.waxaa uu si kulul uga hadlay doorashada wuxuu yidhi hadii hal maalin dib loo dhigo
Waxay keeni kartaa ariimo aan wanaagsanayn,


Waxa uu intaa raaciyay "si uusan dalku galin waa wakhtigeeda lagu qabto doorashada oo cidii shacabku doortana garab lagu siiyo iskusoo ururinta dalka"
Ayuu yidhi.


Ayado ay oromadu shaaciyeen in doorashada wakhtigeeda lagu qaban doono
Hadana tigreegu arinta walaac bay ka qabaan
Oo shakibaa kaga jira in doorashada wakhtigeeda lagu qabanayo.
Bal aan eegno meeshay iskalasoo dhacaan
Wabilaahi tawfiiq

Cabdisalam Sheekh Xasan



Image may contain: 1 person
Loading...
LATEST NEWS