[War Deg Deg Ah:-] Madaxdii Somaliland Ee Magaalada Badhan Oo Puntland Xabsiga Ku Gurtay Iminka

0
Wednesday 11th September 2019 12:39:31 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 1081
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [War Deg Deg Ah:-] Madaxdii Somaliland Ee Magaalada Badhan Oo Puntland Xabsiga Ku Gurtay Iminka

    War Deg Deg Ah:- Madaxdii Somaliland Ee Magaalada Badhan Oo Puntland Xabsiga Ku Gurtay Iminka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:- Madaxdii Somaliland Ee Magaalada Badhan Oo Puntland Xabsiga Ku Gurtay Iminka






Badhan (Karin News):- Wararkii ugu danbeeyey ee Badhan:Puntland ayaa xabsiga u taxaabtay guddoomiye kuxigeenkii gobolka Badhan ee Somaliland Cabdiraxmaan Axmed Suus, kadib markii uu diidday in uu ka tanaasulo xilka isla markaasna ku biiro Puntland.





Weriyaasha ayaa goordhaweyd looga yeedhay goobta lagu hayey guddoomiye kuxigeenka balse markii uu diidday in uu tanaasulo ayaa la fasaxay saxaafadda.
Loading...
LATEST NEWS