[DEG DEG:-] Xukumadda Somaliland Oo Joojisay Bandhiga Uu Magaalada Hargeysa Ku Qaban Lahaa Sheekh U Olaleeya Soomaali Wayn.

0
Sunday 22nd September 2019 13:09:15 in Wararkii Maanta by Xafiiska Burco
  • Visits: 701
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG:-] Xukumadda Somaliland Oo Joojisay Bandhiga Uu Magaalada Hargeysa Ku Qaban Lahaa Sheekh U Olaleeya Soomaali Wayn.

    [DEG DEG:-] Xukumadda Somaliland Oo Joojisay Bandhiga Uu Magaalada Hargeysa Ku Qaban Lahaa Sheekh U Olaleeya Soomaali Wayn.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[DEG DEG:-] Xukumadda Somaliland Oo Joojisay Bandhiga Uu Magaalada Hargeysa Ku Qaban Lahaa Sheekh U Olaleeya Soomaali Wayn.


Hargeysa(Karin News-)  Sheikh Mohamed Idris ayaa laga joojiyay Muxaadarooyin diini ah oo uu Hargeysa ku qaban lahaa. Xukuumadda ayaa qabanqaabiyayaasha usheegtay inaan la ogolayn kulamadda Idiris inay ka dhacaan Somaliland.




Sheikh Idiris ayaa la sheegay in uu buun buuniyo Soomaaliweyn sidoo kale waxaa loo haystaa in uu jecel yahay wixii la odhan jiray midnimadda umadda Soomaaliyeed inay markale soo noolaata.



Loading...
LATEST NEWS