[Deg Deg :-] Sh Maxamed Idiris Oo Iminka Laga Saaray Somaliland Laguna Hubsaday Diyaarad Madaarka Hargeysa Ka Duushay

0
Sunday 22nd September 2019 17:36:08 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 1567
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Deg Deg :-] Sh Maxamed Idiris Oo Iminka Laga Saaray Somaliland Laguna Hubsaday Diyaarad Madaarka Hargeysa Ka Duushay

    [Deg Deg :-] Sh Maxamed Idiris Oo Iminka Laga Saaray Somaliland Laguna Hubsaday Diyaarad Madaarka Hargeysa Ka Duushay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[Deg Deg :-] Sh Maxamed Idiris Oo Iminka Laga Saaray Somaliland Laguna Hubsaday Diyaarad Madaarka Hargeysa Ka Duushay




Hargeysa (Karin News):- Sheekh Maxamed Idiris, ayaa galabta ka dhoofay magaalada Hargeysa kadib markii xukuumadda Somaliland ka joojisay tababar aqooneed uu Hargeysa ku qaban lahaa.

Xamse Cumar Kujoog, oo ka mid ah dhalinyarada tababarkaasi qaban qaabinaysay oo Hargeysa warbaahinta kula hadlay ayaa sidaasi sheegay.


Xamse, ayaa sheegay in aan xukuumadda Somaliland ku khasbin sheekaasi in uu waddanka ka baxo balse uu isaga iskii isaga baxay.

Xasan Galaydh
Karin News






Image may contain: 1 person, beard and glasses
Loading...
LATEST NEWS