Mashruuc Xamaraysan Oo Laga Bilaabay Magaalada Berbera Iyo Xukumadda Oo Hore U Mamnuucday

0
Wednesday 9th October 2019 10:09:51 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 469
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mashruuc Xamaraysan Oo Laga Bilaabay Magaalada Berbera Iyo Xukumadda Oo Hore U Mamnuucday

    Mashruuc Xamaraysan Oo Laga Bilaabay Magaalada Berbera Iyo Xukumadda Oo Hore U Mamnuucday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mashruuc Xamaraysan Oo Laga Bilaabay Magaalada Berbera Iyo Xukumadda Oo Hore U Mamnuucday


Maayarka Berbera Oo Garab Maray Go'aankii Xukuumada Somaliland Ku Joojisay Mashruucii Eng Yariisoow ee Horumarinta Muqdisho iyo Berbera oo loogu  magac Daray Eng Yariisoow oo ahaa Duqii Muqdisho ee Qaraxa Ku Geeriyooday ayaa si Rasmi ah Looga Bilaabay somaliland.



Mashruucan oo ay Bixinayso Midowga Yurub isla markaana lasoo marinaayo dawlada soomaaliya ee Farmaajo Hogaamiyo ayaa laga Bud dhigay Magaalada Berbera ee xarunta Gobolka saaxil.




Masuul ka wakiil ah Mashruucan yaa Kulan qarsoodi ahaa Balse dibada usoo baxay isla Markaana la ehalay  la yeeshay Duqa Magaalada Berbera Cabdishakuur Cidin kaasi oo sheegay in uu Magaalada ka bilaabi doono Qorshahaas Xamaraysan ee Dalka hore looga Joojiyay isla Markaana ay Golaha wasiirada Somaliland ku Gacan saydheen.


 

 


Kuwani waa Heshiiska ay Labada dhinac ee Kala Metelaya Somaliya iyo Berbera wada gaadheen oo uu bartiisa facebook ku baahiyay Wakiilka Mashruucan taasi oo aan la ogayn xili xukuumadu ogolaatay iyo goor uu Dalka soo Galay.


 

Waa Sawirada Maayarka iyo Masuulka Mashruuca Horumarinta Boosaaso iyo Berbera ee lagu Magcaabo Eng yariisoow.

Xigasho: Saylac Today
Loading...
LATEST NEWS