[AKHRI:]Wararkii U Dambeeyay Ee Ayax Ku Habsaday Deegaanka Guumays Ee Gobolka Sool

0
Wednesday 9th October 2019 10:54:39 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 274
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [AKHRI:]Wararkii U Dambeeyay Ee Ayax Ku Habsaday Deegaanka Guumays Ee Gobolka Sool

    [AKHRI:]Wararkii U Dambeeyay Ee Ayax Ku Habsaday Deegaanka Guumays Ee Gobolka Sool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[AKHRI:]Wararkii U Dambeeyay Ee Ayax Ku Habsaday Deegaanka Guumays Ee Gobolka Sool


Wararka ka imanaya deegaanka Guumays oo ka tirsan gobolka Sool ayaa sheegaya in Ayax farabadan oo guuraya uu ku habsaday deegaankaasi.

Dadweynaha ku dhaqan deegaankaasi ayaa qaylo dhaan xoogle ka muujinaya Ayaxan ku habsaday deegaanka Guumays oo ka tirsan gobolka, kuwaas oo ka cabsi qaba inuu xaalufiyo dhul balaadhan oo isugu jira dhul daaqsimeed iyo beeraha deegaankaasi ku yaala.

Mid ka mid ah dadka deegaanka Guumays ku nool  ayaa sheegay in dhamaan deegaanada magaalada Guumays galbeed ka xiga uu saamayn ku yeeshay Ayaxani, isla markaana uu ku habsaday.

Ayax Ku Habsaday Deegaanka Guumays Ee Gobolka Sool

Loading...
LATEST NEWS