[TOP NEWS:] Uganda Airline Oo Ku Dhawaaqday Duulimaadyo Cusub Iyo Somaliland Oo Ka Soo Dhex Muuqatay

0
Wednesday 9th October 2019 11:29:11 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 622
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [TOP NEWS:] Uganda Airline Oo Ku Dhawaaqday Duulimaadyo Cusub Iyo Somaliland Oo Ka Soo Dhex Muuqatay

    [TOP NEWS:] Uganda Airline Oo Ku Dhawaaqday Duulimaadyo Cusub Iyo Somaliland Oo Ka Soo Dhex Muuqatay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[TOP NEWS:] Uganda Airline Oo Ku Dhawaaqday Duulimaadyo Cusub Iyo Somaliland Oo Ka Soo Dhex Muuqatay





Shirkadda diyaaradaha ee Uganda Airlline ayaa shaacisay inay bilaabayso khadad duulimaad oo cusub kuwaasi oo ay ka soo dhex muuqatay magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland.


Kinshasa, Zanzibar, Asmara oo Eritrea ah, Hargeisa (Somaliland), Lusaka, Harare, JohannesburgDjibouti iyo Addis Ababa oo Itoobiya ah ayay ku dhawaaqday shirkadani inay dhawaan ka bilaabmayso duullimaadyo.

Uganda Airlines to add nine new routes


Somaliland ayaa sannadihii u dambeeyay martigalinaysay diyaarado caalami ah kuwaaso oo ay ka mid yihiin Fyl Dubai, Air Arabia, iyo Ethopian Aarline.


Loading...
LATEST NEWS