Madaxweynihii Maamulka Puntland Oo U Ambabaxay Kismaanyo Iyo Caleema Saarka Axmed Madoobe Boosaaso

0
Wednesday 9th October 2019 14:33:56 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 278
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynihii Maamulka Puntland Oo U Ambabaxay Kismaanyo Iyo Caleema Saarka Axmed Madoobe Boosaaso

    Madaxweynihii Maamulka Puntland Oo U Ambabaxay Kismaanyo Iyo Caleema Saarka Axmed Madoobe Boosaaso

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii Maamulka Puntland Oo U Ambabaxay Kismaanyo Iyo Caleema Saarka Axmed Madoobe Boosaaso





(Karin News):-  Madaxweynaha Puntland iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa goor dhawayd ka ambabaxay magaalada Bosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland. 


Diyaarad ka timid magaalada Kismaayo oo ah kuwa rakaabka qaada ayay wafdiga uu hogaaminayay madaxweynaha waxa ay ka raaceen garoonka Bosaaso, waxayna sii mari doontaa magaalada Garoowe ee caasimada Puntland. dhanka kale wafdigii wasiirada ahaa ee ka socday DFS ee ku sugnaa Bosaaso ayaa iyana goordhaw ka duuli doona garoonka Bosaaso. lama oga waxa uu ku soo dhamaaday kulankii xalay ilaa iyo saaka usocday madaxweynaha iyo wasiiradkii ka socday dowladda Soomaaliya

Loading...
LATEST NEWS