[Akhriso:-] Ciidanka Dab-damiska Hargeysa Oo U Gurmaday Xarunta Agoomaha Hargeysa Iyo Sidii Ay Ugu Guuleysteen

0
Wednesday 9th October 2019 19:19:48 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 346
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Akhriso:-] Ciidanka Dab-damiska Hargeysa Oo U Gurmaday Xarunta Agoomaha Hargeysa Iyo Sidii Ay Ugu Guuleysteen

    Ciidanka Dab-damiska Hargeysa Oo U Gurmaday Xarunta Agoomaha Hargeysa Iyo Sidii Ay Ugu Guuleysteen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Dab-damiska Hargeysa Oo U Gurmaday Xarunta Agoomaha Hargeysa Iyo Sidii Ay Ugu Guuleysteen




Ciidanka Dab-demiska Caasimadda Hargaysa oo ku gaashaaman gaadiidka gurmadka ayaa Duhurnimadii Maanta ka hawlgalay yeedhmo samatabixin ah taasoo ahayd in xarunta Agoomaha ee Hargeysa gudaha Daadku u galay Roobab ka da'ay Magaalada Hargeysa.

Ciidamada ayaa daadkaas ka saaray xarunta iyadoo daadku xannibay Caruurtii Agoomaha ee halkaa ku xareysnaa.





Image may contain: outdoor

Image may contain: one or more people and outdoor

Image may contain: 1 person, standing

Image may contain: 1 person, standing and outdoor


Loading...
LATEST NEWS