[DEG DEG:-] Xildhibaanadii Puntland Oo Ku Kacay Madaxweyne DENI & Arrimo Xasaasi Ah Oo Fashiliyeen [ Muuqaal ]

0
Sunday 13th October 2019 18:36:46 in Wararkii Maanta by Xafiiska Burco
  • Visits: 695
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG:-] Xildhibaanadii Puntland Oo Ku Kacay Madaxweyne DENI & Arrimo Xasaasi Ah Oo Fashiliyeen [ Muuqaal ]

    [DEG DEG:-] Xildhibaanadii Puntland Oo Ku Kacay Madaxweyne DENI & Arrimo Xasaasi Ah Oo Fashiliyeen [ Muuqaal ]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[DEG DEG:-] Xildhibaanadii Puntland Oo Ku Kacay Madaxweyne DENI & Arrimo Xasaasi Ah Oo Fashiliyeen [ Muuqaal ]



Qaar kamid ah xildhibaannada golaha wakiillada Puntland ayaa sharci darro ku tilmaamay caleema saarka madaxweyne Axmed Madoobe iyadoo uu ka qeyb-galay madaxweyne Deni.




Xildhibaannada ayaa arinta Kismaayo ku tilmaamay mid xagal daacin ku ah dowladda federaalka isla markaas ay sharci darro tahay in madaxweyne Deni uu ka qeyb-galo wax aysan aqoonsanayn dowladda federaalku.



Xildhibaannada ayaa sheegay in ay dhawaan tegi doonaan magaalada Muqdisho isla markaasna ay xal u raadinahaa khilaafkaadka soo noqnoqda ee dowladda dhexe iyo Puntland.

Loading...
LATEST NEWS