[War Hadda Soo Dhacay :-] Wasiir Ka Tirsanaa Xukumaddii Silaanyo Oo Beeniyay Inuu Ka Qayb Galay Caleemo-saarka Madaxweynaha Jubbaland.

0
Sunday 13th October 2019 18:49:05 in Wararkii Maanta by Xafiiska Burco
  • Visits: 746
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [War Hadda Soo Dhacay :-] Wasiir Ka Tirsanaa Xukumaddii Silaanyo Oo Beeniyay Inuu Ka Qayb Galay Caleemo-saarka Madaxweynaha Jubbaland.

    Wasiir Ka Tirsanaa Xukumaddii Silaanyo Oo Beeniyay Inuu Ka Qayb Galay Caleemo-saarka Madaxweynaha Jubbaland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Ka Tirsanaa Xukumaddii Silaanyo Oo Beeniyay Inuu Ka Qayb Galay Caleemo-saarka Madaxweynaha Jubbaland.


Yuusuf Cismaan Garas oo xilal kala duwan kasoo qabtay xukumaddii madaweyne Axmed Silaanyo ayaa beeniyay inuu ka qayb galay Caleemo-saarka madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.




Yuusuf Cismaan Garas oo qoraal ku baahiyay Facecookiisa ayaa u dhigan sidan:-



"Beenin war ka baxay Saab Tv maanta:
Waraysi uu saab tv la yeeshay Gud-Golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye. Waxa lagu xusay in ay jiraan warar odhanaya aniga Yusuf Garas ahaan in aan ka qayeb galay caleemo saarka Xaflada Jubaland.

Waxa aan halkan ku sheegaya in warkaasi yahay mid been la igaga sheegay oo been abuur cad.

Anigu saacadan aan qoraalka qoraayo iyo afartankii cisho ee dambeeyey waxa aan ku suganahay magalada Addiss ababa oo aan u joogay arimo aniga ii gaar ah.

F.G. Saab tv oo saacad ka hor ila so xidhiidhay waraysi baan siiyey aan rajaynaayo in ay soo dayaan Insha Allah "



Image result for Yusuf cismaan garas
Loading...
LATEST NEWS