|
|
Ex Wasiir Maxamuud Xaashi Iyo Hankiisa Madaxweynenimo ''Hanweyn baan leeyahay waxaan qabaa inaan hogaamin karo umadd balaadhan''
Ex Wasiir Maxamuud Xaashi Iyo Hankiisa Madaxweynenimo ''Hanweyn baan leeyahay waxaan qabaa inaan hogaamin karo umadd balaadhan''
Hargeysa (Karin News:- ) Wasiirkii hore ee madaxtooyada iyo duulista iyo hawada dawladdii hore ee madaxweyne axmed silaanyo Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa la weydiiyay waa hore hankiisa ku aadan madaxtinimada waddanka somaliland iyo xilka madaxweyneninmo, waxaana uu siyaasi maxamuud xaashi cabdi ka sheekeeyay waagii uu ahaa dhalinyarada xilalka kala duwanee uu ka soo qabtay,ururkii SNM iyo sidoo kale degmooyinka dalka qaarkood, waxaana uu sheegay in uu leeyahay hanweyn oo madaxweynenimo oo markaasi uu ku hogaamin karo umadda ama qaranka somaliland.
Muuqaalkan Halka Hoose Idiinka Muuqdaa Waa Markii Uu Ahaa Wasiirka Ee La Weydiiyay Su’aalahan
Loading...
|
Copyright © 2010 - 2021 Karin News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |