(Q 23aad E Barnamijka Hogaan Iyo Horumar Kabayaasha Dhaqalaha Q2AAD DUULIMAADKA)

0
Monday 4th November 2019 12:18:27 in Aragtida Dadweynaha by Tafatiraha Guud
  • Visits: 223
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (Q 23aad E Barnamijka Hogaan Iyo Horumar Kabayaasha Dhaqalaha Q2AAD DUULIMAADKA)

    Duulimaadku Waxa u Ku jiraa waxyabaha aduunka ugu muhiimsan sababto ah dadka waxa u sahlaa in ay isaga goshaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Duulimaadku Waxa u Ku jiraa waxyabaha aduunka ugu muhiimsan sababto ah dadka waxa u sahlaa in ay isaga goshaan


 magaalo ilaa magaalo kale amaba dal ilaa dal kale amaba qaarad ilaa qaarad kale.

Waxa u dalka ku so kordhiyaa dhaqaale aad u badan waxaana dadku ka helaan shaqoyin fara badan.

Dulimaadku waxa u ka mid yahay shaqayinka aduuna ugu wanaagsan isla markaana waxa u ka qayb qaata xidhidhada labada dawladood isla markaana waxa u fudaydiyaa ganacsiga iyo is dhex galka nololeed.

Waxa u dawr muhiima ka qaata xidhidhka diplomacy e dawladaha run ahaantina Dulumaadka iyo safarada socdaalka waa shaqoyin fara badan o isku wada xidhan min bar bilow ilaa bar dhamaad laga bilaabo halka aad ka safraysid ilaa halka aad ku su socotid iyo waliba sifoyinka sharciga ah ee aad maraysid si safarkaagu wax saxan u noqodo.

Hadaba Barnamijyada danbe la soco insha allah inago ka hadli doona dhamaan duulimaadka iyo qaabka aynu u noqon lahayn dawlad leh duulimaad fiican iyo xidhidho wanaagsan waxan uga jeeda si aynu lambar one u noqon lahayn dawladaha aduunka lagu xanto garoomada wanaagsan ayay leyihiin isla markana xidhiidhada wanaagsan la leyin dawladaha kale aduunka ay kala dhaxeeyo ganacsigu.

Ilaahayna hadalkaas haynagu anfaco

ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH

BY: Mohammed Adam Hassan

Engineer and Politician Researcher And writer

Hogaan IYO Horumar.

DOORO HOGAAMIYE WANAAGSAN OO HORUMAR KEENI KARA IYO ISBADAL DUNIDANA INA GAADHSIIN KARA.

E-MAIL: [email protected]

TWITTER: HON MOHAMED ADEN HASSAN.



FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS