CUDUR NINKII DAWEYN LAHAA SABABAYO... DR GABOOSE!!

0
Wednesday 6th November 2019 12:54:25 in Aragtida Dadweynaha by Tafatiraha Guud
  • Visits: 244
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    CUDUR NINKII DAWEYN LAHAA SABABAYO... DR GABOOSE!!

    Sida wararku nagu soo gaadhayaan waxa jira dad aan tiro yareyn oo dhiig-kar ku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida wararku nagu soo gaadhayaan waxa jira dad aan tiro yareyn oo dhiig-kar ku



 kacay hadalkii Dr Gaboose ee shalay dartiis oo imminka u liita neerf xanuun iwm laakin waxa taas ka daran in aanu jirin dhakhtar kale oo daweeya neerfayaasha iwm marka laga reebo isla Dr Gaboosihii sababay awelna laga cabanayey qaaliga daweyntiisa maadaama aanu waddankan jirin dhakhtar kale oo si fiican u daweeya cudurradaas!

Markaa, Iidooroow, fadlan isdejiya oo qaadka iska joojiya hilibkana iska yareeya (markaad hadleysaanna faraha ha taagtaagina qayladana hoos u dhiga illeyn sidan waxa innagu dhifanaya faalig, iwm) mar haddii dhakhtarkii keliyaato ee joogay isaga laftiisii imminka bilaabay inuu dhiigga innagu kiciyo taasoo u furtay suuq weyn lagana yaabo inuu sii qaaliyeeyo qiimaha uu ku daweynayo cudurkan uu manaboliga ku haysto; more demand may cause more prices.

Ilaahay ma qaddaree!

Raygal...


FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS