Waa Ninkii la IslahaaReerkaha u RaroGuribarwaaqo

0
Thursday 7th November 2019 12:07:57 in Aragtida Dadweynaha by Tafatiraha Guud
  • Visits: 275
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa Ninkii la IslahaaReerkaha u RaroGuribarwaaqo

    Ma reer Somaliland ayuu u hiiliyey? Ma khatar dadku arkeyn ayuu arkaa oo kadigayaa? Mise fidnuu abuurayaa? Ma ciilbuuqabaa? Ma nimcadii buu heynkariwaayey?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ma reer Somaliland ayuu u hiiliyey? Ma khatar dadku arkeyn ayuu arkaa oo kadigayaa? Mise fidnuu abuurayaa? Ma ciilbuuqabaa? Ma nimcadii buu heynkariwaayey?


Dr. Gaboosewaa loo hanweynaaooaadbaa loo tuhmayey. Waxa ay dad badan, ooaanka mid ahay, qabeen in uukuhaboonyahayhogaankaxisbigaWadanieeuukatirsanyahay. In kastaoodadkaqaarkudhaliilijireenkaqeybgalkiisiishirkiiGacanLibaax. Shirkaasoo u afduubnaakooxgaar ah ooXisbigaWadanikadhigay mid beelgaarahiileeyihiin. Shirkaasoomidhihiikasoobaxaywanaagbadan u keenin JSL. Shirkaasooilaamaanta la garanlaayahay in uuahaashirbeeleediyo in uuahaashirXisbisyaasdeedqabsaday. Shirkacaynkaas ah ciddafadhidayeehadanatoosinwaydaykolay far inaykugodnaataawaadaw.

 

Dr. Gaboosewaxa is-weydiinmudanmaxaasobobay in uumaantasoohambabarooouuarrimomuddobadantaagnaaimikuunkukhasbay in uukahadlo. Dr. Gaboosewarbixintanmaantauu la shiryimidwaxan u arkaafidno. Waayocolaadahabarigaiyo ta galbeedkabadaminteedumeelwacanayeymareysaaoomaaha mid qeylodhaanlagakeeno. Kolbaajirtay ay marxaladaad u qalafsanmareysayoohabooneyd in uu wax kayidhaa.

 

1.Dr. GaboosecolaadasoojiitameysayeeCeel-Afweynewalilama aragisagooisuhawlaydaminteeda.Meelnabadlaguunkayolagaumaaragdigtoorka.

2.Dr. Gaboosewuxukugafayqarrankaiyoummadda Somaliland kolkiiuuiskudhereriyeyAfweynihiidhakhtarkauu u aha iyomadaxweynaha la doortayee JSL.

3.Inkastaoohadalkii Gen. Tani dad badaniqoonsadeen, Dr. Gaboosewuxuogaanukasay in uu wax kasheegodhibaatadiiiyohantaaqdiiuugaystay Col. Caare.Wuxuhareermaray intaliyuhusheegaywaaqicigakajiraaskartaqaabkabeeleysanPuntlandugudigarogotaoomararbadandhacday.

4.Dr. Gaboosemuxuuumaddaugusheegiwaayeykooxdan baas eeuuleeyahay JSL ayeyburburinayaan? Miyuuuurkiisaiyoafkiisa is-waafajiyo?Jeegaantuwaamagac loo bixiyeybeelaka mid ah beelaha Somaliland,hadaanusidaaaaminsaneynummadda ha usoobandhigoJeegaantuwaxa ay tahay?

5.Somaliland la wadaleeyahaydaGaboosekuhadaaqayna, shalay Somaliland may dhalana, ma noosheegikaraagoortaiyogoobtaay xukuumadanubeelogaar ah u sad burisay? Digtoorkubalhanoosheegooo ha is-barbardhigooxukuumadihii Somaliland soomaraysida loo wadalahaaee ay xukuumadanikabaydhay?

6.DrGaboose Somaliland wuxukuhaystaameheradahaugumacaashkabadan,dakhlibadanina, Alla ha u siyaadiyee, uukasoo gala. Taanawaxasobobaynabadgalyadauuhaddadayrinayo. Hadiisidauusheegayaadhabtahay, hubaalwaxaahaanlaheyd in aancidikaagwareegteendhakhtarkiisa.

Digtoorkamalahawaxa ay ulaeekaatay in hankiisiisiyaasadeedsoorogaalceliyowaqtiganxaadirka ah. Laakiin, nasiibdaro, sidanmaantauuu dhaqmaywaxaymuujineysaain uudariiqiihawshaa loo marilahaakabaydhayoo u gudcurgudayo. Digtoorkuwaxakakhaldamaydhabadaloo maromadaxtooyadadalka.

ALLAA MAHAD LEH



FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS