Waa kuma dr gaboose muxuuse ugu suntan yahay shacabka iyo qarankaba?

0
Thursday 7th November 2019 17:52:57 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Burco
  • Visits: 294
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa kuma dr gaboose muxuuse ugu suntan yahay shacabka iyo qarankaba?

    Waa kuma dr gaboose muxuuse ugu suntan yahay shacabka iyo qarankaba?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa kuma dr gaboose muxuuse ugu suntan yahay shacabka iyo qarankaba?

Dr gaboose waxa u kamid yahay dhakhatiirta ugu waweyn somaliland wana shakhsi umada ka shaqaysta balse aan u shaqaynin,
Waxan wada ogsonahay in aragtidiisa lagu bixiyo 50$ o anay awoodeynin shacabka itaalka daran e somaliland,

Waxay ahayd inanu umada isaso hortaagine dhiig miirtahiisa iska ahaado shacabkana ka qajilo,

Dr gaboose afar jeer ayu xil qabtay hal mar qaranku ma mahadin e markasta waxa u umada laso hor taagna hala i cafiyo iyo qomaamo mudugaysan, 


●-Labo jeer uruuro ayu furtay halku ku  banjaray waynu ogayn iyo sidii shacabku u qabilay
●-labo jeer wasiir ayu noqday waynu ka dheregsanahay qaabku umada ugu adegi jiray mana aha shakhsi hogaamin leh balse wa afku xoogle quluubta shacabka cunsuriyada ku shubi yaqaan

Gaboose wa abaan dulahii shirkii gacanlibaax e beelaha somaliland qaar lagu faquuqay laguna cunsuriyadeeyay, 

Dr gaboose maaha shakhsi samatalis ah ummadana dhex u noqon kara, 
Wedhisana cid gaara uun ayey rali gelisa e maaha mid ummada anfac u leh markasta.

Ahmed adan mohamed
Burco - somaliland
FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS