|
|
Dalku halkii ugu fiicnayd ayuu marayaa, M/weyne Biixi
Jabhadaha Bari ilaa Galbeed sida finka kasoo baxa marba meel uga
soo boodaya, bulshada jufiyaha iyo reeraha u kala fadhiya ee isku mashquulay, himilada qaran ee hungowday, anaaniyada qabiilka Ku dhisan ee laaca sare gaadhay, dawladnimada hagaastay, shaqo la'aanta baahsan ee saboolnimadda ciirsatay, iyo Aqoonsiga haybsigiisii quusta laga joogo, ayaa waxay Madaxweyne Biixi uga dhigan tahay in dalku halkii ugu fiicnayd marayo. Dadka qaarna waxay uga dhigan tahay bilowgii gebegabada Somaliland, haddii aan Alle Ferej kale furin FIIRO GAAR AH:Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!
Loading...
|
Copyright © 2010 - 2019 Karin News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |