[XASAASI:] Al-shabaab Oo Ku Dhawaaqday Inay Dhul Mihiim Ah Ka Qabsatay Somaliland+Waa Gobolkee?

0
Tuesday 19th November 2019 07:35:51 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 1698
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    [XASAASI:] Al-shabaab Oo Ku Dhawaaqday Inay Dhul Mihiim Ah Ka Qabsatay Somaliland+Waa Gobolkee?

    [XASAASI:] Al-shabaab Oo Ku Dhawaaqday Inay Dhul Mihiim Ah Ka Qabsatay Somaliland+Waa Gobolkee?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[XASAASI:] Al-shabaab Oo Ku Dhawaaqday Inay Dhul Mihiim Ah Ka Qabsatay Somaliland+Waa Gobolkee?

Dhaq dhaqaaqa Al-shabab ayaa soo saaray markii ugu horreysay war ku saabsan in degaan muhiim ah oo ka tirsan Gobolka Sanaag ay gacanta ku dhigeen.

War ka soo baxay AL-shabaab ayaa lagu sheegay in degaanka Gacan Maroodi oo ka mid ah Gobolka Sanaag uu hoostago Somaliland kana qabsadeen.

Warka ka soo baxay AL-shabaab ayaa lagu daabacay warbaahinta Afkooda qaybta Carabiga ku hadasha ee Shahaada,waxaana lagu sheegay in degaankaas ay ka qabsadeen Somaliland.

Afhayeenka Howlgallada Al-shabaab C/Casiis Abuu Muscab oo ay xigatay Shahaada ayaa sheegay in ay Axaddii qabsadeen degaanka Muhiimka ah ee ka tirsan Gobolka Sanaag.



Waxaa kale oo uu sheegay in degaankaas markii ay tageen ay u khudbad u jeediyeen dadka degaanka ku nool.

Gacan Maroodi waxaa uu 50KM u jiraa Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag,waxaana degaannadaas muddooyinkii dambe ka taagnaa khilaaf u dhaxeeya Xukuumadda Somaliland iyo Jabhad uu hoggaamiyo Korneyl Caarre.


Loading...
LATEST NEWS