Nin Hubeysan Oo Xalay Lagu Dilay Caasimadda Soomaaliya Ee Muqdisho

0
Tuesday 19th November 2019 07:05:56 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 212
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nin Hubeysan Oo Xalay Lagu Dilay Caasimadda Soomaaliya Ee Muqdisho

    Nin Hubeysan Oo Xalay Lagu Dilay Caasimadda Soomaaliya Ee Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nin Hubeysan Oo Xalay Lagu Dilay Caasimadda Soomaaliya Ee Muqdisho


Ciidamada Booliska dawladda Somalia ayaa xalay nin hubeysan ku toogtay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.

Dilkan ayaa ka dhacay meel ku dhow xaafada Sei-biano ka dib markii ciidamadu ka shakiyeen ninkan oo ku hubeysnaa bastoolad.




Goob joogayaal ayaa sheegaya in ciidamada Boolisku ay amar ku siiyeen ninkan inuu joogsado bastooladana dhigo balse waa cararay isagoo isku dayay inuu baxsado taasoo keentay in ciidamadu ay toogtaan.





Maydka ninkan ayaa illaa xalay yaallay goobta lagu dilay, lamana aqoonsan illaa wakhti dambe qofka uu ahaa ama cida uu ka tirsanaa, waxaana socda baadhitaano ay wadaan ciidamada amaanka oo lagu ogaanayo sababta uu bastoolada u watay iyo inuu ka tirsanaa kooxaha wax dila ee Al-shabaab iyo in kale.


Loading...
LATEST NEWS