[War Hadda Soo Dhacay:-] Boqor Buurmadow Oo Wacad Ku Maray Inaanu C/rashiid Riyo-raac iscasilayn

0
Tuesday 19th November 2019 19:40:51 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 1852
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [War Hadda Soo Dhacay:-] Boqor Buurmadow Oo Wacad Ku Maray Inaanu C/rashiid Riyo-raac iscasilayn

    Boqor Buurmadow Oo Wacad Ku Maray Inaanu C/rashiid Riyo-raac iscasilayn

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boqor Buurmadow Oo Wacad Ku Maray Inaanu C/rashiid Riyo-raac iscasilayn









Ceelafwayn (Karin News):- Boqor cusmaan aw maxamuud boqor-buurmadow oo goordhaweyd iskugu yeedhay warbaahinta ayaa ka hadlay xaaladda dalka somaliland galay muddo 2 maalmood ah, waxaana uu si weyn uga hadlay sabata xisbiga mucaaridka ah ee waddani u mudaharaadayo islamarkaana xukuumadda somaliland na ay xabsiga ku gurtay masuuliyiin ka tirsan xisbiga waddani, boqor buurmadow waxaa hadaladiisa ka mid ahaa 




"Haddii ay Somaliland ku kala tegayso Cabdirashiid Riya Raac isma casilaayo..." Sidaas waxaa hadda Bulsho Tv usheegay Boqor Cismaan Buurmadow.








Loading...
LATEST NEWS