(Q 26aad LONDON Heathrow AIRPORT)

0
Wednesday 20th November 2019 12:57:26 in Aragtida Dadweynaha by Tafatiraha Guud
  • Visits: 259
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (Q 26aad LONDON Heathrow AIRPORT)

    Garomada diyaadhuhu waa kabayasha dhaqaale e ugu casrisan aduunka sida aynu maqaallkeni Hore ku xusnay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garomada diyaadhuhu waa kabayasha dhaqaale e ugu casrisan aduunka sida aynu maqaallkeni Hore ku xusnay

 





bal Hadaba aynu tusaale u soo qaadano dhawr garoon diyaraded oo dalka ay ku yaalan wax ka badalay xaga isu socodka iyo fududaynta Dulimaadka si lamida kobcinta dhaqalaha iyo isku xidhka aduunka.

Magalada London E UK o Qudha waxa Ku Yaal Lix Garoon o Ay DIyaradahU isticmalan waxana lakala Yidhahda:

1: London Heathrow Airport.


2: London City Airport.
3. London Gatwick Airport.
4. London Luton Airport.
5. London Stansted Airport.
6. London Southend Airport.

Dhamantodna Wa garoma casriya o si wanagsan u Dhisan Halka Garon e somalida Safraysa ay Badana Isticmalan waa "London Heathrow Airport" waana garoon aad u wayn isla markana aad u mashquul badan isla markana kaal maha hore kaga jira garomada aad ka u wanaagsan e dunida waxaa isticmala 80 diyaradod Sida Diyaradaha British airways, Ethiopian airline, Turkish Airline, Virgin Atlantic, Emirates iyo kuwa kale Waxa una leyahay Afar TERMINAL o aad u Wayn.

Garoonkan Heathrow e London waa garoonka kowaad e ugu mashquulka badan Qaarada EUROPE waxa labeeya o ku soo xiga Paris-Charles De Gaulle waa garoonka magalada paris ee.

London Heathrow airport waxa u ka qayb qaata kobcinta dhaqalaha e magalda London iyo guud ahaanba dal waynaha united kingdom iyo waliba qaarada Europe.

Heathrow maaha kaliyata garoon faa’ido u leh EUROPRE o qudha balse wa garoon aad ugu muhiima dulimaadka caalamka waxa una isku xidha aduun waynaha qaarad ilaa ka qaarad waxana laga samayay duulimaadki aduunka u dheer 19 sacadood waxana laga tagayay magalda London garoonkeda calimiga ah ee London heathrow ilaa sydeny airport waxana samaysay diyarda Qantas airways o ah diyarada 7aad e ugu wanaagsan aduunka.

LA SOCO QAYBAHA DANBE O AYNU SI WADI DOONO.

…………………………………………………………………………………………………………

Ilaahayna hadalkaas haynagu anfaco

ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH

BY: Mohammed Adam Hassan

Engineer and Politician Researcher And writer

Hogaan IYO Horumar.

DOORO HOGAAMIYE WANAAGSAN OO HORUMAR KEENI KARA IYO ISBADAL DUNIDANA INA GAADHSIIN KARA.

E-MAIL: [email protected]

TWITTER: HON MOHAMED ADEN HASSAN.

FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS