Wiilkii Hargeysa Lagu Xidhay Calanka Soomaaliya Oo Madaxweyne Farmaajo Ku Qaabilay Madaxtooyada Muqdisho

0
Wednesday 20th November 2019 21:33:18 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 796
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wiilkii Hargeysa Lagu Xidhay Calanka Soomaaliya Oo Madaxweyne Farmaajo Ku Qaabilay Madaxtooyada Muqdisho

    Wiilkii Hargeysa Lagu Xidhay Calanka Soomaaliya Oo Madaxweyne Farmaajo Ku Qaabilay Madaxtooyada Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wiilkii Hargeysa Lagu Xidhay Calanka Soomaaliya Oo Madaxweyne Farmaajo Ku Qaabilay Madaxtooyada Muqdisho


Madaxweynaha Dawladda Federaalka SoomaaliyaMudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ‘Farmaajo’ ayaa Cabdiraxmaan Maxamed Cali (Aar) ku qaabilay xafiiskiisa.

Kulankan oo qoraal kooban iyo sawiro lagu baahiyay barta facebookga ee Villa soomaaliya ayaa lagu yidhi "Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ‘Farmaajo’ ayaa Cabdiraxmaan Maxamed Cali (Aar) oo caan ku noqday jacaylka iyo qaddrinta Calanka Soomaaliyeed ku maamuusay guddoonsiinta astaanta Qaranka keddib markii uu kulan dhiirrigelin ah kula qaatay Villa Soomaaliya” Ayaa lagu yidhi qoraalkaasi.

Cabdiraxmaan Maxamed Cali (Aar) ayaa dhawr bilood ka hor lagu xidhay Magaaladda Hargeysa, ka dib markii ay ciidamadu boolisku qabteen isaga oo xidhan dhar uu ku xardhan yahay calanka uu ku xardhan yahay calanka soomaaliya.








Image may contain: 2 people, people standingImage may contain: 2 people, people standingImage may contain: 2 people, people standingImage may contain: 2 people, people sitting, table, living room and indoorImage may contain: 2 people, people standing

 





Loading...
LATEST NEWS