Booliiska Soomaaliya Oo Ka Hadlay Dilka Gabadhii Caanka Ahayd Ee Shalay Lagu Dilay Gudaha Xerada Xalane

0
Thursday 21st November 2019 08:09:36 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 616
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Booliiska Soomaaliya Oo Ka Hadlay Dilka Gabadhii Caanka Ahayd Ee Shalay Lagu Dilay Gudaha Xerada Xalane

    Booliiska Soomaaliya Oo Ka Hadlay Dilka Gabadhii Caanka Ahayd Ee Shalay Lagu Dilay Gudaha Xerada Xalane

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Booliiska Soomaaliya Oo Ka Hadlay Dilka Gabadhii Caanka Ahayd Ee Shalay Lagu Dilay Gudaha Xerada Xalane



Taliyaha Booliska Soomaaliya Cabdi Xasan Maxamed, ayaa sheegay in ay gal dacwadeed ka fureen laanta dambi baadhista ee Muqdisho si baadhitaan dheeraad ah loogu sameeyo dilka loo gaystay AL-maas Ilman.

Almaas ayaa shalay galinkii dambe lagu dhex dilay Xarunta Xalane oo ah goob amaankeeda aad loo ilaaliyo kuna badanyihiin reer galbeedka sidoo kalena ah Taliska ugu weyn ee AMISOM.




Almaas markii la dilayay waxaa ay ka soo baxday shir ay midowga Yurub ku qabteen Xerada Xalane waxaana ay dooneysay in ay dib ugu laabato Magaalada Nairobi oo ay degantahay.



Dilkeeda ayaa hadal hayn badan ka dhex abuuray bulshada waxaana su’aasha ugu weyn ee la is weydiinayo tahay cidda Almaas Elman Cali Axmed ku dhextoogatay Xerada Xalane ee aan ilaa hadda lahayn.

Booliska Soomaaliya ayaa sii daayay Sawirqaade Siciid Fadhaye iyo Wadihii gaadhiga ay la socotay oo muddo lagu xidhay Saldhigga Booliska ee Garoonka Muqdisho.


Loading...
LATEST NEWS