Muuse biixi wadanka waa baabiiyey ismana lihi somaliland wey sii jireysaa ?!

0
Friday 22nd November 2019 10:28:48 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 855
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse biixi wadanka waa baabiiyey ismana lihi somaliland wey sii jireysaa ?!

    Waxan qalinka u qaatay markaan la yaabay sida muuse biixi oo wadanka ku qabsaday dhac iyo is daba marin doorosho uu dalka godka ugu sii ridayo ee umadiiba fajacday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxan qalinka u qaatay markaan la yaabay sida muuse biixi oo wadanka ku qabsaday dhac iyo is daba marin doorosho uu dalka godka ugu sii ridayo ee umadiiba fajacday


Waxaan maqli jirey haduu niman talin jirin taliyo niman tagi jirin ba taga Wey dhacdayo bal wadanka sidaas u eeg dadka waayo araga iyo dhalinyaradii mustaqbalka ka lahaydba wey ka hayaaman dumar iyo caruur baa joogta kuwiina maalinta baloodh iyo buur buu ku haystaa hadaa waa ninkaas madaxweynaha sheganaya Oo watii hore lo tidhi nin sabool ahi saldanad ma xajiyo

Waxan la yabayaa dadka indhaha ka furaystay marxalada uu dalku marayo ee gacmaha ka labtay waar ka kaca oo diida cadalad darada iyo boobka iyo dhaca la idinku hayo Muuse biixi kal xishoota malaha kal baqda moyee hadii aad ka aamustaan malinba somaliand dhinac baa maqnan doonta meel madhan buu idinkaga tagi


Kuwa yidhaahda muuse reerkiisa aya wixiiba qaatay waxan leeyahay waar intad iska daysaan waxaas muuse cidna uma roona ee iska qabta iska daya rerahan aad idinku meesha so galinaysaane

Bal inyar oo ku saabsan aan idin siiyo muuse rerkan uu yahay ee sacad muuse siduu ugu galgalshay magacoodina dhulka ula galay

Ka bilow suldanka guud ee beesha habar awal suldan xasan waad ogayden siduu karamadii iyo sharafti uga xuyuubiyey ee uu waraba taaga ugu sameystay hadana muuse waa suldanki codka u keenay ee muuse uu ku fadhiyo kursiga manta

Waad ogtihidiin odaygi ugu weynaa beesha sacad muuse waa ina xasan dalabe sidii ugu qaylisiyey ee maatidiisa uu hadhka cad xabada ugu hayey dhulkina ka qaaday

Waad ogayden sidii maatida iyo caruurta buurta kala jeexan uu ugu galgashay hadaa garoo rerahaasi waa qoyska saldanada suber awal uu donaya inuu dhulka ka qaado isago sheganaya inuu aabihi laha iska lahaane xitaa aabihii lug kumuu marin

Wad ogtihidiin muuse inuu malintay ku xumaato uun reerka dabada so galiyo si ay rernimo ugu difacaan

Suldankii codka u keenay waa suldan xasana maad aragten isago hadlaya waa yaabay siduu muuse wax u wado sharaftii rerkana dhulka uu la galay wa kaftami kari la yahay

Markaa maanta somaliland waxey u bahan tahay inay iska tuurto heeeryada saaran oo ay diido kali talisnimada muuse wadanka la yimid hadii kale meel shishe aya laga raadini somaliland

Osman jama
Hargeisa somaliland

FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS