'' Guul-Wadde Wuu Hagaagsanaa ''.

0
Thursday 23rd January 2020 09:09:47 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 836
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' Guul-Wadde Wuu Hagaagsanaa ''.

    Cabdiraxmaan Guulwadde haduu yidhi xasuuqii laggu gumaaday ciidmadii dawladii soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabdiraxmaan Guulwadde haduu yidhi xasuuqii laggu gumaaday ciidmadii dawladii soomaaliya


 ee isir ahaan somaliland kasoo jeedey , caruurtii ,waayeelkii iyo dadwaynihii,isla markaana uu deedafeeyey xaquuqda maytidaa xaqdaradda laggu laayey, wuu hagaagsanaa laba sababoodba .

1- Marka horrebe Guul-wadde wuxuu ka mid ahaa Taliskii gaystay gumaadkaa ee gacan ku dhiiglaha ahaa .

2- Marka labaadna wuu hagaagsanaayoo wuxuu la hadlayay kuwii Prof sheeganayay ee maalintii dhawayd sheegayay in ay u hiloobeen meeshii waxaasi joogaan , waxaanu ina tusayay aqoonta iyo garaadka kuwaasi u hiloobeen .

 

W/Q: Axmed Nuur Guruje.

 


FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS