Dalka Afrikada Galbeed Oo Samaystay Lacag U Gaarah 23/1/20

0
Thursday 23rd January 2020 09:16:04 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 596
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dalka Afrikada Galbeed Oo Samaystay Lacag U Gaarah 23/1/20

    Dalalka afrikada galbeed lacag midah iyo dhaqaale isku xidhan (UEMOA)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dalalka afrikada galbeed lacag midah iyo dhaqaale isku xidhan (UEMOA)


Afric economic andmonetary union ) ayaa waxay ku dhawaaqeen in ay bedeleen lacagtii hore ee la odhan jiray CFA frank, loona bedelay ECO , dalalkaas oo ka mid ahaa goboladiifrancophone,unafikaray in ay ka madax banaanaadaan lacag ahaandalka fransiiska, fikirkan cusub ee ay dallakan keeneen waxay salka ku haysaa in ay jooojiyaanlacagtii ku xidhnayd dalka fararsiiska iyo waxii ticknology lacageed ahaaba, (currency technol)

Nidaamkan CFA frankoo uu aasaasay sandkii 1945kii ,Charles de Gaulle, si ay lacag ahaan iyo maaliyad ahaanba u (control ) laandowlada faransiisku mustacmaradhii ahaa ee uuhaysatay, dalalka nidaamkaa isticmaali jirayna waxaa ka mid ahaa, Benin, Burkina faso, Ivory coast, Guinea-Bissau,Mali,Niger,Senegal,Togo, dalalkaasoo lacagtaa frankaisticmaaliyaey 70 sano (seven decades)

Lixda dal ee kale ee afrikada dhexe ee ay ka midka yahiin Gabo, Cameroon ,Chad, Central Africa Republic, Congo, iyo Equatorial Guinea, iyaguna waxay u isticmaalayeen si la mid ahlaakiin nidaam ahaan kaduwanCFA frank,

Laakin suaashu waxay tahay gumaysigii hore ee faransiisku , raali ma yahay arinka ay dalalkaasi ku kaceen, balse lacagtooda cusubi ma keeni kartaa mana kordhin kartaa baraaqada dalalkaasi hiigsanayaan, laakinse majirtaa taaalaabo kale oo ay eegayaan, inkasta oo saraakiisha dalalkasiay sababaynyaan CFA franc in ay dhiiri galinayso koritaan cusub oo xaga suuqaa ,hadanlacagta cusubi waa u dhamaynta gumaysigii faransiiska iyo in ay dalalkaasi noqdaan dallal maamilyad ahaan madax banana,



Sikastba ha ahaatee , aasaasidii CFA franck, waxayugu horayntii sababtay in badan oodalalkaas ahiayubaahnaayeen dalabka frankamarkii ay dalalkaasi qaateen xornimadooda, waxayna lacagha dalalkani waajib ku ahaan in kaydkooda lacagaha qalaaduu ahaadofrank, taas oo qiimaheeda la dhimay 65% sandkii 1965kii hadan 50% la dhimay sandkii 2005, lacaghaas kayd ahaan uu gumaysigii farnsiisku saaray 0.75%oo dulsaar ah (interest ) ,tasina waxay dhacday dagaalkii2aad ka dib, ujeedaha gumaysiga fararsiisku ka lahaana waxay ahayd in uu siiyo dayn jaban ( cheap loans) qaan jaban , teeda kale gumaysiga fararsisku waxa uu u isticmaalayey in ay dalalku bixiyaan deebaaji (deposits ) si uulacagahooga u caawiyo, teeda kale CFA waxa uu faransiisku u tusaayey in ay ka helayaan macaashriixida uu fararsiisku wado iyoin ay keenayso deganaasho ( stability )

Lasoco

By: khaddar adam aw muuse

[email protected]


FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS