Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeeray Qaybaha Kala Duwan Ee Uu Ka Kooban Yahay Madaarka Cigaal International Airport [Sawiro]

0
Thursday 30th January 2020 15:45:13 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 1017
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeeray Qaybaha Kala Duwan Ee Uu Ka Kooban Yahay Madaarka Cigaal International Airport [Sawiro]

    Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeeray Qaybaha Kala Duwan Ee Uu Ka Kooban Yahay Madaarka Cigaal International Airport

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeeray Qaybaha Kala Duwan Ee Uu Ka Kooban Yahay Madaarka Cigaal International Airport


Hargeysa-30-01-2020-(Karin News)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeer ku sameeyey qaybaha kala duwan ee uu ka kooban yahay madaarka caalamiga ah ee Cigaal International Airport.

Image may contain: 6 people, people standing and suit



Image may contain: 6 people, people standing, suit and outdoor

Image may contain: 1 person, sitting, screen, table, office and indoor


Maareeyaha Hay’adda Duulista Hawada iyo Madaarrada Somaliland, Mudane Maxamed Cabdi Rodol oo ay wehelinayaan maamulka iyo madaxda madaarka, ayaa madaxweynaha kusoo dhaweeyey garoonka, waxana uu madaxweynuhu ugu horrayn kormeerkiisa ka bilaabay dhabbada ay diyaaraduhu ka haadaan.

Image may contain: 9 people, people standing and suit

Image may contain: 5 people, people standing and beard

Image may contain: 7 people, people standing, suit and outdoor

Image may contain: 6 people, people standing, shoes, sky and outdoor

Sidoo kale, waxa uu madaxweynuhu mid mid u galay qolalka, hoolalka iyo dhammaanba xafiisyada shaqo ee madaarka iyo kadimada ay rakaabku kasoo galaan madaarka iyo kuwa laga dhoofo, waxana si hufan uga warbixiyey maareeyaha Hay’adda Duulista hawada iyo madaarrada Somaliland oo ku dheeraaday horumarka uu garoonku ku tallaabsatay iyo sida ay shaqaaluhu heeganka ugu jiraan shaqada qaranka.

Image may contain: 9 people, people standing, shoes, suit, wedding and outdoor

Image may contain: 7 people, people standing, suit, shoes and outdoor

Image may contain: 4 people, people standing, suit and beard

Image may contain: sky, cloud and outdoor


Image may contain: 8 people, suit

Image may contain: 3 people, people standing and indoor

Image may contain: 3 people, suit

Image may contain: one or more people and indoor

Image may contain: 7 people, people standing and suit

Image may contain: 5 people, people standing

Image may contain: 4 people, people standing

Image may contain: 6 people, suit

Image may contain: 4 people, suit

Image may contain: 5 people, people standing

Image may contain: one or more people, people sitting, screen and indoor

Image may contain: 5 people, people standing and beard

Image may contain: 7 people, people standing and suit


Loading...
LATEST NEWS