Gobaladii Bariga Somaliland Oo Fara Madhan Ka Taagan Maamulka Muuse Biixi

0
Friday 31st January 2020 08:36:06 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 147
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gobaladii Bariga Somaliland Oo Fara Madhan Ka Taagan Maamulka Muuse Biixi

    Gobaladii Bariga Somaliland Oo Fara Madhan Ka Taagan Maamulka Muuse Biixi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gobaladii Bariga Somaliland Oo Fara Madhan Ka Taagan Maamulka Muuse Biixi

Waxaan marka hore salaamayaa dhamaan dhamaan reer somaliland intaa kadib Waxa maalinba maalinta kadanbaysa sii cadaanaysa In xukuumada muuse biixi waxba ama aanu dan ka lahayn gobalada bariga s.land waa togdheer iyo sanaag sool waxa uu dhamaan ka qadayay mashaariicdii beesha caalmku bixisay ama waxa uu uqoodeeyay wax fara guudkood ah .

Waxa udanbeeyay mashruuca sdf ka loo yaqaano po gobalada galbeedka uu boqolkiiba in ka badan %70 uu siiyay mana aha markii u horaysay ee ay taas oo kale ay xukuumada muuse samayso waxaynu ogayn deeqihii waxbarasho iyo dhamaan wixii mashaariicdii loogu deeqay dalka in xagaa iyo galbeedka ay mareen taas oo ah wax aanay reer somaliland ka filayn in uu madaxwayne galbeed kasoo jeedaa In uu marka ay u yaraato cadaalda iyo sida ay gobaladu ukala baahi badan yihiin in uu ku kala doorto lkn taasi may dhicin.

 

Hadaba waxay dadku hada yidhaahdaan muuse iyo reer bari way isbarteen.

 

[email protected]




FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS