[Akhriso:-] Maamulka Puntland Oo Ka Hortimid Sharciga Baartoolka Ee Uu Saxeexay Madaxweyne Farmaajo.

0
Wednesday 12th February 2020 07:29:07 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 528
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Akhriso:-] Maamulka Puntland Oo Ka Hortimid Sharciga Baartoolka Ee Uu Saxeexay Madaxweyne Farmaajo.

    [Akhriso:-] Maamulka Puntland Oo Ka Hortimid Sharciga Baartoolka Ee Uu Saxeexay Madaxweyne Farmaajo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[Akhriso:-] Maamulka Puntland Oo Ka Hortimid Sharciga Baartoolka Ee Uu Saxeexay Madaxweyne Farmaajo.


Arbaca, Feberaayo, 12, 2020 (Karin News)- Dowlad goboleedka Puntland ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray mowqifkeeda ku aaddan Sharciga Betroolka ee uu saxiixay Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah.




 
 
Puntland waxay sheegtay inay ku wargelinayso dhammaan shirkaddaha caalamiga ah ee danaynaya maalgashiga soo saarista batroolka Soomaaliya bad iyo beriba in ay ka fogaadaan heshiiska batroolka Soomaaliya ee uu saxiixay madaxweynaha Soomaaliya.



Sidoo kale waxay Puntland uga digtay dowladdaha u hanqaltaagayaan kheyraadka shidaalka Soomaaliya, iyadoo lasoo marin sifo sharci ah.


Halkaan hoose ka akhriso warsaxaafadeedka Puntland.




Loading...
LATEST NEWS