Maamulka Puntland Oo Soo Saartay Digniin Culus Oo Ka Dhan Ah Dowladda Soomaaliya.

0
Friday 14th February 2020 08:07:21 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 347
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Puntland Oo Soo Saartay Digniin Culus Oo Ka Dhan Ah Dowladda Soomaaliya.

    Maamulka Puntland Oo Soo Saartay Digniin Culus Oo Ka Dhan Ah Dowladda Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Puntland Oo Soo Saartay Digniin Culus Oo Ka Dhan Ah Dowladda Soomaaliya.




Garoowe (Karin News)- Khilaafka u dhaxeeya dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada ayaa sii xoogeysanaya, waxaana muuqata in Puntland ay digniin hordhigtay madaxda dowladda federaalka.




Cali Xasan Axmed (Sabareey) oo ah Wasiirka Wasaradda Warfaafinta ee Puntland ayaa ka dhawaajiyay in Dowlada ay bilahii ugu dambeysay sare u qaaday faragalinta dhanka maamulkaoo ay ku heyso nidaamka ay ku shaqeeyaan, wuxuuna u sheegay iney horseedi karto dhibaato hor leh.

Image result for Cali Xasan Axmed (Sabareey)

Wasiirka wuxuu carabka ku adkeeyay in Puntland ay dhawr jeer isku dayday iney wada-hadal la gasho dowladda Federaalka si loo dhameeyo mugdiga ku dhex jira, balse ay dowladda ku fashilantay.



"Dhibaato ayaa ku imaan karta dalka hadii aan la tixgelin dastuurka, madaxda dowladda waxaan usoo jeedinayaa iney maamulka Puntland ka dhaafaan faragalintaā€¯ ayuu yiri ali Sabareey.



Hadalkaan ayaa imaanaya xilli wareysi gaar ah oo ay TV-ga Universal ka qaadeen madaxweyne Farmaajo ku sheegay inuu dhawr jeer isku dayay inuu la fariisto Deni, balse madaxweynaha dhawaan la doortay uu ka caga-jiiday.

Loading...
LATEST NEWS