Madaxweyne Biixi Oo Wasiir Siciid Sulub Ugu Baaqay In Uu U Jawaabo Labada Gudomiye Xisbi Iyo Wasiir Siciid Oo Ka Biyo Diiday.

0
Sunday 23rd February 2020 08:00:23 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 1889
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Biixi Oo Wasiir Siciid Sulub Ugu Baaqay In Uu U Jawaabo Labada Gudomiye Xisbi Iyo Wasiir Siciid Oo Ka Biyo Diiday.

    Madaxweyne Biixi Oo Wasiir Siciid Sulub Ugu Baaqay In Uu U Jawaabo Labada Gudomiye Xisbi Iyo Wasiir Siciid Oo Ka Biyo Diiday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Biixi Oo Wasiir Siciid Sulub Ugu Baaqay In Uu U Jawaabo Labada Gudomiye Xisbi Iyo Wasiir Siciid Oo Ka Biyo Diiday.

Hargeysa(HWN):-Xukumadda somaliland ayaa ku jahawareersan sidii loogu jawaabi lahaa labada gudoomiyayaasha  xisbi mucaarid waddani iyo Ucid





madaxweyne Muuse ayaa wajahay in u jawaabida labada gudoomiye ay ku haboontahay masuul ay isku beel yihiin isla markaana uu la hadal hayo in wasiirka xanaanada xoolaha Siciid Sulub uu u jawaabo, balse wasiir Siciid ayaa ka biyo diiday arintaasi Muuse iyo wasiir Siciid Sulub ayaa ku kala tagay cadho. Wasiir Siciid Sulub ayaa ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee waddani markii hogaamiye Muuse soo magacaabay wasiirkasi


Image result for mucaaradka somaliland


Balse wasiir Siciid Suluub ayaa ilaa hada aan iska casilin xisbiga waddani waxaana marar badan oo su’aalo laga waydiyeyna ku jawaabay hawsha aan hayo qarankaan u hayaa una shaqaynayaa. Hogaamiye Muuse ayaa xukuumadiisa ka dhex baadhaya khaasatan beesha ay ka soo jeedaan labada gudoomiye cidii u jawaabi lahayd.



Iyadoo la filaayo in hogaamiye Muuse kulan uu iskugu yeedho masuuliyiinta beesha garxajis ee ku jirta xukuumadiisa si jawaab loo siiyo labaad gudoomiye ee xisbiyada ucid iyo waddani


Loading...
LATEST NEWS