Wasiir Hinda Gaani: Masuul Han Sare Leh

0
Monday 2nd March 2020 08:35:29 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 248
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Hinda Gaani: Masuul Han Sare Leh

    Marwo Hinda Jamac Xirsi Gaani ayaa ka mid ahaa Wasiiradii ugu firfircoon iyadoo kamid ah foolaadkii talada qaranka kuwooda uga saamaynta badan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marwo Hinda Jamac Xirsi Gaani ayaa ka mid ahaa Wasiiradii ugu firfircoon iyadoo kamid ah foolaadkii talada qaranka kuwooda uga saamaynta badan.

Wasiirkan oo Xukuumada Talada haysa ee uu gadhwadeenka ka yahay Mudane Muuse Biixi Cabdi kamid ah isla jeerkaasna kuwa ugu miisaanka culus ah ayaa Saamayntiisa qaranka marka la iska dhaafo waxa xoog loogu majiirtaa Saamaynta uu ku leedahay Bulshada dhexdeeda Qaranka iyo mida gobolka kana ciyaartay doorar kala jaad ah .Hinda oo hadda ah Wasiirka Shaqogelinta , Arrimaha Bulshada iyo Qoyska ayaa u dhalatay aftahanimo misana hal adag oo lagu majiirto go,aan qaadasho toolmoon.

Wax badana ka bedeshay wasaaradaas intii ay joogtay iyadoo noqotay wasaradii ugu nasiibka wacneyd ee hesha cidii Ku haboonayd

 

Dareen celin iyo

muuqaalo tolmoon ayey bulshadu had iyo jeer iso jeediyaan iyagoo la dhacsan sida fiican ee ugu dedaalayso bulshadeeda ee hagar la'aanta hadh iyo habeen uga nasanin shaqadaa qaranka u hayso.

Marwo Hinda Jama

 

Muunad Ku dayasho leh oo qaranka baal dahab ah ugu jirta.

Alle ha ino barakeeyo wasiirka.

 

Eng Abdirahman Aden.

[email protected]

Hargeisa Somaliland.




FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS