Faallo Yar Oo Ku Saabsan Haddal Iyo Xikmadii Siyaasiga Weyn Ee Ruugcadaaga Ah Ee Gallaydh

0
Monday 2nd March 2020 08:45:10 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 349
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faallo Yar Oo Ku Saabsan Haddal Iyo Xikmadii Siyaasiga Weyn Ee Ruugcadaaga Ah Ee Gallaydh

    Xaflad aan habeen dhawayto iskay u tagay oo ku saabsanayd buug oo qoray ruug cadaaga saxaafada ee ahmed siciid cige,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xaflad aan habeen dhawayto iskay u tagay oo ku saabsanayd buug oo qoray ruug cadaaga saxaafada ee ahmed siciid cige,

xafladaas oo ay isku arkeen labeentii iyo ijiinkii hal doorka u ahayd jamhuuriyadda somalilad ,ayaa waxa ka mid ahaa dadkii ka hadlay siyaasiga weyn aqoonyahanka weyn ,odayga waayo araga ee pro gallaydh,kaas oo haddal nuxura leh oo ay tahay in sideeda loo qaato halkaas ka jeediyay.
 


Haddalkaas oo uu u dirayay fariin dhanka kalana u qirayay shacabka somaliland gobonimadooda iyo in ay yihiin dad goba,ayaa haddana dhanka kale daarnayd fariin kaasi oo uu ku boorinayay inay dadku hellaan waddooyin iyo biyo wada gaadha.


Fariintan danbe waa haddal dhaxal gallla waayo waxa muuqata sida loogu baahi qabo inay shacabka hargeysi hellaan biyo,mana adka in wadooyin fiican laga yagleelo caasimada balse maayarada iyo dadka loo igmaday arrinkaa ayaad moodaa inay ka hagradeen hawshaa.

Haddaba inaga oo ku ayidsan fikirkaas ayuu aqoonyahan pro siyaasi ruug cadaaya oo ah dadka wadanka wax ka dhisay usoo jeediyay labadaa qodob,waanu ku mahadsanyahay........

Runtii dhanka kale waxaan ku faraxsanahay heshiiskii ay gaadheen axsaabta tan oo soo dadajinasa doorooshooyin aynu ku caano maalnay iyo qabsoomida si loo hello gollayaal deegaan oo kuwan dhaama.

Si loo helllo biyo iyo wadooyin fiicaoytaas oo ay tahay in ay caasimadu hesho sidii uu habeenkii u sheegay profeserku ruug cadaagu anigoo ku ayidsan caqliga tolmoon iyo garashada sare ee uu eebbe weyne ku manaystay mudane gallaydh.

Maqaalka maanta.


FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS