Shirka Shirbaa Ka Mudnaa.W/Q: Ahmed Nour Guruje

0
Wednesday 4th March 2020 08:57:02 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 489
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirka Shirbaa Ka Mudnaa.W/Q: Ahmed Nour Guruje

    Magacyadda Beelaha waawayn ee Soomalidda keliya siyaasadayuun baa kulmiysa ama loo isticmaalaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magacyadda Beelaha waawayn ee Soomalidda keliya siyaasadayuun baa kulmiysa ama loo isticmaalaa
 , sababtoo ah , Beelah waawayni meel ma wada degeen , magna ma wada bixiyaan , muraad gooniyina ma mideeyo .

 

Magacyadda beelaha waawayni na wuxuun bay soo baxaan xiliiyadda siyaasaduhu socdaan , sheekadaasiina tusaale iyo faahfaahin uma baahna .

 

Sidaa markay tahay , Beesha Garxajis iyo Beesha Habarjeclo oo qolona wadato Dhaan ooman oo sadex qadda , qoloana wadato dhaan cokan oo durduur iyo rakaad doona , waxaa haboon inta aan la gaadhin shir ay isugu yimaadaan , in horta Beesha Garxajis yeelato shir siyaasadeed masiiriya kaasoo ay labadda Xisbi mid ku wareejinayso , midna dadka kale kula shuraakoobayso .

 

Hadii aan shirkaas la helin , siyaasaddu sidan ayuun bay isaga khali wareegaysaa , maxaa wacay , Habarjeclo dabka kulmiyena way kulaalaysaa , Maxamuudna Ardaagaasuu ku dab-jeexayaa , Salaadiintuna ayaamo kooban ayuun bay wada sheekaysan doonaan .



FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS