Iscaailaada Fadal Iyo Dildilaaca Xisbiga Waddani

0
Monday 23rd March 2020 13:52:46 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 215
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Iscaailaada Fadal Iyo Dildilaaca Xisbiga Waddani

    Waxaa bilaambay dildilaacsiyaasdeed xisbiga Waddanigudahiisa, waana sidii aan hore u sheegay muran dahsoona oo Xisbiga ka dhex jiray muddo,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa bilaambay dildilaacsiyaasdeed xisbiga Waddanigudahiisa, waana sidii aan hore u sheegay muran dahsoona oo Xisbiga ka dhex jiray muddo,

ducufka hogaaminta iyo hagida mabaadii'da siyaasadeed ee Xisbiga dhexdiisa?,maantawaxa iska casilay xisbigasiyaasi Dr. Maxamed cismaan fadal,wuxuuna ka gaabsaday in u runta sheego oo waddani yahay xisbi madhan oo cid gaar ahe wadato.


 

Runtii xisbigan waxa waalay caruur yar yar oo kuraasta xafiisyadda xisbigan haawanaya kaga dhex shida qabyaaladnimo abuur aan dhagayn!,xisbigii waxay ka dhigtayn xamaasad cayda dawladda iyo shakhsi weeererka oo ah runti hindisaad xun oo meel gaadhsin karin siyaasadoodu!,wataa keentay in u siyaasi fadal cadeyay la shaqeynta dawlada oo diyaar u yahay.lkn anigu waxaan aaminsan yahay in siyaasi fadal u diyaar garobayo sanadka soo socda marka ururada lafuro oo iskaga baxo xisbigan daciifka ah.



 

saaxada siyaasada somaliland tartankeedu waa mid furan mucaarad iyo muxaafidba ,waxa lagu tartamaana sidii bulshdda codkooda loo kasban laha marka ay doorasho timaado,lakiin intaa ka horaysa waa in qolada waddani barataa shaqadda xisbinimo!!.waxaana soo socda xubno fara badan oo iska casili doona xisbigan oo han leh sida ay wararaku igu soo gaadhiyaan labadan maalmood.


 

By Mukhtar Cilmi


 


FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS