Hogaan iyo Horumar. W/Q: Mohammed Adam Hassan

0
Tuesday 24th March 2020 08:53:04 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 224
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hogaan iyo Horumar. W/Q: Mohammed Adam Hassan

    Waxaynu hore uga so hadalnay muhimada ay layihin diyaradaha ganacsiga e adunnka isaga kala goosha iyo waxtar ka ay u layihiin ganacsiga dal.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaynu hore uga so hadalnay muhimada ay layihin diyaradaha ganacsiga e adunnka isaga kala goosha iyo waxtar ka ay u layihiin ganacsiga dal.

Hadaba aynu so qaadano tusaale diyaradaha ugu dakhliga badan aduunka isla markaana so saara koboc dhaqaale.

Diyarada American airlines o ah diyarad u leyahay USA wa diyarada aduunka ugu baladhan dhinaca diyaradaha waxay ka kobantahay 945 diyaradod waa diyarada ugu dakhli badan aduunka dhinaca dhaqalaha, Waa diyarada ugu qaadista badan dhinaca rakaabka aduun waynaha waxay tagtaa dhamaan qaradaha aduunka laga reebo Africa waxana hadda la qorshenayaa dulimaadka u horeyay e diyarada American airlines ay ku tagi lahayd Africa magalada Casablanca waxay ka so duuli doonta magaaladaPhiladelphia.

Waxay caga dhigataa hadda 350 garoon diyaraded xaruntedu waa magalada Fort Worth city.

Diyaradan aya ah diyarad dakhli aad u badan so saarta isla markana ah diyarad service keedu aad u wanaagsanyahay hadii ay tahat economy class, Business class iyo waliba first class kaba.

2020 Sanadkan waxa la rejanaya in ay so saarto dhaqaale dhan $11.31 billion o ah dakhli

LA SOCO QAYBAHA DANBE O AYNU SI WADI DOONO.

…………………………………………………………………………………………………………

ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH

BY: Mohammed Adam Hassan

Engineer and Politician Researcher And writer

Hogaan IYO Horumar.

DOORO HOGAAMIYE WANAAGSAN OO HORUMAR KEENI KARA IYO ISBADAL DUNIDANA INA GAADHSIIN KARA.

E-MAIL: [email protected]

TWITTER: HON MOHAMED ADEN HASSAN.

http://flyjordan.com.jo/documents/Travelport%20Smartpoint%20User%20Guide.pdf



FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS