Guur Danaysi Iyo Diblomaasiyadeed

0
Tuesday 24th March 2020 09:07:46 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 458
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guur Danaysi Iyo Diblomaasiyadeed

    Guurarku Way Kala Duwan Yihiin Waxaa Jira Guurar Jacayl Iyo Is Doorasho Ku Dhisan' Halka Qaarna Yihiin Guurar Danaysi'

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guurarku Way Kala Duwan Yihiin Waxaa Jira Guurar Jacayl Iyo Is Doorasho Ku Dhisan' Halka Qaarna Yihiin Guurar Danaysi'


Guurka Loo Yaqaan "Marriage Convenience" Waa Guur Aan ku Dhisnayn Jacayl Iyo Dookh Se Waxaa Loo Galaa Guurkan Dano Shikhsiyadeed Iyo U Jeedooyin Istraatiijiyadeed Waana Guur Dano Siyaasadeed Lagu Fushado.

Waa Guur Ay Bilaabeen Diblo Maasiyiintii Boqortooyadii "Aristocratic" Ee Qarnigii 11aad Ilaa Haatana Dunida Caan Ka Ah.

Ilhan Waxay Dhulka Dhigtay 3-deedii Caruur Ahaa Iyo Saygeedii 20-Ka Sandood Ay Soo Wada Noolaayeen' Waxay Ku Wareegtay Nin Caqiido Ahaan' Ka Diin Duwan Wuxuu Garab Siiyey Waagii Ololaha " Campaign" Wuxuu U Fudeeyey Dhinacyo Badan Dhaqaale, Iyo Dhabar Garaacba' La Shaqayntiisu Waxay U Fududaysay In Dad Jinsiyado Kale Ah In Ay Cod Ka Hesho. Isagoo Dhanka Siyaasada Ka Talo Siiya " Political Consultant"


Hadii Ay Ka Tagtay Ubadkeedii Iyo Saygeedii Iyadoo Danteeda Eeganaysa Sow Kama Tagayso Ninka Beri Markay Danteeda Ka Fushato. Dameerka Malabka Ku Raran Marka Ay Malabka Kala Dagto Waxay Kusii Dayn Doontaa Kaynta.

Guurkan Noocana Waxaa Danahooda U Gala Diblomaasyiin Badan Oo Dunida' Hadii Ay Ninkan Guursatay Maaha Jacayl Ee Waxay U Gol-leedahay Inay Isku Ballaadhiso Siyaasada Maraykanka Isagoo Guurkani Waxyaabo Badan Ka Caawin Doona' Si Ay Amalkeeda U Xaqiijiso Hankeedana U Hillaabato Jago Sare Ayay Ku Riixanaysaa Guurkan Maadama Damac Badani Ku Jiro.

Fadxi Greenford

FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS