[DEG DEG:-] Xukuumadda Somaliland Oo Dhakhtar Gaar Ah U Sameysay Dadka Cudurka Coronavirus Looga Shakiyo Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

0
Tuesday 31st March 2020 11:48:46 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 407
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG:-] Xukuumadda Somaliland Oo Dhakhtar Gaar Ah U Sameysay Dadka Cudurka Coronavirus Looga Shakiyo Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

    Xukuumadda Somaliland Oo Dhakhtar Gaar Ah U Sameysay Dadka Cudurka Coronavirus Looga Shakiyo Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumadda Somaliland Oo Dhakhtar Gaar Ah U Sameysay Dadka Cudurka Coronavirus Looga Shakiyo Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay



Hargeysa (Karin News):- Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa la wareegtay Cisbitaal gaar loo leeyahay oo ku yaalla Waqooyiga caasimadda Somaliland ee magaalada Hargeysa, si loo dhigo hadii ay soo baxaan kiisaska Cudurka Covid-19 ee wadamada dunida ku dilaya boqolaalka qof, sidoo kale maalintii shalay ayay ahayd markii la sheegay in xukuumadda somaliland ay gacanta ku hayso 3 qof oo looga shakisan yahay cudurka coronavirus isla markaana shaybaadhkii laga qaaday loo diray dalka dibeddiisa.





 

In kastoo xukuumadda Somaliland ku talaabsatay arrin fiican oo ku saabsan goobta lagu karantimeynayo dadka laga shakiyo, hadana waxaa lagama maarmaan ah , gaadiidka soo qaada ama lagu qaado dadka laga shakiyo, waxaa hadana isticmaalaya dadweynihii caafimaadka qabay eek u sugnaa magaalada gudahadeeda, waxaa sidoo kale xusid mudan dadkii laga soo qaaday madaarka hargeysa ee lagu karantimeeyay magaalada hargeysa waxaa dadku la socdeen basaskii qaaday in dadweynuhu raacayaan isla daqiiqadii xigtay . xukuumadda somaliland ayaa looga baahan yahay gaadiid u gaar ah dadka cudurkan iyo xaaladdiisaba looga shakiyo.

 

Karin News

 



Image may contain: one or more people and people standing


Loading...
LATEST NEWS