[War Hadda Soo Dhacay:-] Itoobiya oo Iminka Shaacisay Tiradii Ugu Badnayd Ee Xanuunka Coronavirus

0
Friday 3rd April 2020 13:58:13 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 493
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [War Hadda Soo Dhacay:-] Itoobiya oo Iminka Shaacisay Tiradii Ugu Badnayd Ee Xanuunka Coronavirus

    War Hadda Soo Dhacay:- Itoobiya oo Iminka Shaacisay Tiradii Ugu Badnayd Ee Xanuunka Coronavirus

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Hadda Soo Dhacay:- Itoobiya oo Iminka Shaacisay Tiradii Ugu Badnayd Ee Xanuunka Coronavirus





Addis Ababa (Karin News):- Wararka ay ka helayso gudaha dalka itoobiya warbaahinta Karin News ayaa daboolka ka qaadaya in maanta oo jimce ah ay dawladda dalka itoobiya soo gudbisay kiisaskii ugu badnaa ee cudurka dilaaga ah ee coronavirus.

Sidoo kale dawadda federaalka ah ee itoobiya ayaa shaacisay tirada dadka maanta laga helay xanuunka coronavirus oo gaadhaya qiyaas ahaan ilaa 35 ruux, waxaana warkani noqonayaa warkii ugu darnaa ee geeska afrika gaar ahaan waddanka xuduudda iyo isu socodka balaadhan la leh jamhuuriyadda somaliland, shalay ayay ahayd markii diyaaradda itoobiya la sheegay inaan la hakin doonin islamarkaana ay wadayso safarada itoobiya iyo somaliland, siyaasiyiinta iyo bulshada qeybaheeda kala duwan ayaa sida fiinta uga qeyliyay safarada ay ku imanayso diyaaradda itoobiya dhulka somaliland.

Karin News








Loading...
LATEST NEWS