[Deg Deg:-] Dr Gaboose Oo Reer Hargeysa Iminka U Sheegay Inay Magaalada Ka Baxaan Iyo Xaaladda Soo Korodhay.

0
Monday 6th April 2020 10:48:12 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 1104
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Deg Deg:-] Dr Gaboose Oo Reer Hargeysa Iminka U Sheegay Inay Magaalada Ka Baxaan Iyo Xaaladda Soo Korodhay.

    [Deg Deg:-] Dr Gaboose Oo Reer Hargeysa Iminka U Sheegay Inay Magaalada Ka Baxaan Iyo Xaaladda Soo Korodhay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[Deg Deg:-] Dr Gaboose Oo Reer Hargeysa Iminka U Sheegay Inay Magaalada Ka Baxaan Iyo Xaaladda Soo Korodhay.


Dr Maxamee Cabdi Gaboose oo warbaahinta saaka kula hadley Cisbitalkiisa ayaa waxaa uu si xun uga dayriyey xaalada dalkeena iyo  sida uu u faafaayo xanuunka Covid 19 .


Dr.   ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay inay iskaga baxaan magaalooyinka waa weyn una baxaan goobaha miiyada ah oo hawo  saafi ah leh.



Dr ayaa ku dar daarmay in shacabku aanay xanuunkan yareysanin , isaga oo madaxweyne Muuse Biixi na talooyin u soo jeediyey .


Eng Cabdi Raxiim Mowliid
Loading...
LATEST NEWS