Soomaaliya Oo Oggolaanshaha Duulimaadka Kala Noqotey Shirkado Kenya Laga leeyahay + Maxaa Soo Kordhay ?

0
Tuesday 2nd June 2020 07:45:36 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 132
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya Oo Oggolaanshaha Duulimaadka Kala Noqotey Shirkado Kenya Laga leeyahay + Maxaa Soo Kordhay ?

    Soomaaliya Oo Oggolaanshaha Duulimaadka Kala Noqotey Shirkado Kenya Laga leeyahay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Soomaaliya Oo Oggolaanshaha Duulimaadka Kala Noqotey Shirkado Kenya Laga leeyahay.



Salaasa, June 2, 2020 (Karin News) - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay shatigii kala noqotay labo diyaaraddood oo ka diiwaan gashan dalka Kenya, kuwaas oo lagu eedeeyay inay shixnado Qaad ah geeyeen meelo kamid ah Soomaaliya.




Labadaan diyaaraddood oo lagu kala magacaabo Buff AIR SERVICES iyo Silverstone Air Services ayaa lagu eedeeyay inay ku xadgudbeen xayiraadii saarnayd duulimaadyada caalamiga ah Covdi19 awgiis.



Labadaan diyaaradood ayaa ka kala degay Buuhoodle iyo Jowhar iyagoo dowladda Soomaaliya u sheegay inay sidaan gargaar Dawo ah, balse markii halkaas gaareen waxay la ogaaday inay sideen shixnad Qaad ah.


Shirkaddaha ay katirsan yihiin labada diyaaraddood weli kama hadlin kala noqoshada shatigii ay kaga howlgalayeen Soomaaliya.
Loading...
LATEST NEWS