[War Hadda Soo Dhacay:-] Somaliland Oo Shaacisay Kiisas Cusub Oo Coronavirus Ah & Xaaladihii Ugu Dambeeyay.

0
Wednesday 3rd June 2020 11:20:50 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 623
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [War Hadda Soo Dhacay:-] Somaliland Oo Shaacisay Kiisas Cusub Oo Coronavirus Ah & Xaaladihii Ugu Dambeeyay.

    Somaliland Oo Shaacisay Kiisas Cusub Oo Coronavirus Ah & Xaaladihii Ugu Dambeeyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland Oo Shaacisay Kiisas Cusub Oo Coronavirus Ah & Xaaladihii Ugu Dambeeyay.

Sideed iyo toban  qof (18) ayaa laga helay xanuunka, dhamaantood waa Somaliloander . Bukaanadan 10 qof waa rag, 8 qofna waa dumar


Tirada Guud Ee Xanuunka Coronvirus Amaba Convid19 Somaliland Waa 376 Xaaladood.


Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa:

(1jir ilaa 9jir = 1 qof)
(10jir ilaa 19jir = 1 qof)
(20jir ilaa 29jir = 6 qof)
(30jir ilaa 39jir = 3 qof)
(40jir ilaa 49jir = 2 qof)
(50jir ilaa 59jir = 2 qof)
(60jir ilaa 69jir = 1 qof)
(70jir ilaa 79jir = 1 qof)
(80jir ilaa 89jir = 1 qof)

Bukaanadan waxa ay kala degan yihiin: Hargeysa 13 qof iyo Borama oo ah 5 qof.


Waxaa xanuunka ka bogsaday 6 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay Afar iyo konton (54)
Loading...
LATEST NEWS